Galmudug oo soo saartay amar ku socda shacabka Koonfurta Gaalkacyo (Akhriso)

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku soo rogay shacabka ku nool gobolka Mudug gaar ahaan Koonfurta Galkacyo. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku amray dhammaan dadka rayidka ah ee hubka ku dhex haysta koonfurta magaalada Gaalkacyo inay iska diiwaan geliyaan Wasaaradda amniga si loo xaqiijiyo ammaanka. … Continue reading Galmudug oo soo saartay amar ku socda shacabka Koonfurta Gaalkacyo (Akhriso)